opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dhibaatadii laga Dhaxay Dagaaladii ka Dhacayay Gaalkacyo +Cod

gaalkacyo16
FacebookTwitterGoogle+Share

Xaaladda magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa saaka kacsan iyadoona ay weli duleedka magaalada isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo kuwa maamulka Galmudug.

Ganacsatada magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa kahadlay saamaynta uu ganacsigooda kuyeeshay dagaalka kasocda magaalada Galkacyo ee u dhexeeya Puntland iyo Galmudug.

Sidoo Kale Waxa ay shegen Ganacsatada in Dhibaato way dagaaladii gaalkacyo ka dhacay ay kala kulmeen labada dhinac waxana uu ugu danbeyn uu ka codsaday labada dhinac maamulada in dadka go,doonsan la soo celiyo si magaalada ay sidii hore dib ugu soo laabato.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook