opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dhulgariir xoog leh oo ku dhuftay dalka Talyaaniga +Sawirro

8
FacebookTwitterGoogle+Share

Dhulgariir xoog ah oo awoodiisa lagu sheegay 6.6M ayaa mar kale ku dhuftay saakay oo axad ah bartamaha dalka Talyaaniga, waxaana dhulgariirkan xoogiisa laga dareemay meelo badan oo dalkasai kamid ah ay ku jirto magaalada Roma.

Sida ay baahinayaan Warbaahinta dalka Talyaaniga dhulgariirka xoogiisa ayaa ku dhuftay meel ku dhaw magaalada Perugia oo kutaala bartamaha dalka Talyaaniga, waxaana dhulgariirkan uu sababay in ay bur buraan dhismooyin badan.

Wali lama soo sheegin wax qasaaro dhimasho ah oo ka dhashay dhulgariirkan saakay mar kale ku dhuftay qeybo kamid ah dalka Talyaaniga, waxaana dhulgariirkan ku barakacay dad badan oo laga saaray gurayhoodii.

Dhulgariirkan oo kale oo dhawaan ku dhuftay bartamaha dalka Talyaaniga ayaa galaaftay nolosha dad ka badan 250 qof, waxaa sidoo kale ku bur buray dhismayaal badan ay ku jiraan kaniisado iyo kuwa qadiimi ah.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook