opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dib u dhac markale ku yimid ku dhawaaqista Xubnaha Aqalka Sare +Cod

top-news1
FacebookTwitterGoogle+Share

Warar ay heshay warbaahinta Wardoon.net ayaa sheegaya in dib u dhac uu ku yimid Xubnaha Aqalka Sare oo lagu waday in lagu dhawaaqo maanta.

Guddiga Doorashooyinka Dadban wali kama hadlin arintaan , waxaana la sheegay in ay jiraan sababo badan oo keenay in ay dib u dhacdo Doorashada Xubnaha Aqalka Sare.

Sida uu qorshuhu ahaa waxaa lagu waday in lagu dhawaaqo Xubnaha Aqalka Sare  05-ta Bishan October ee sanadkan, waxaana la sheegay in taasi aysan suurtagal ahayn oo uu dib u dhac ku yimid soo xulista iyo sidoo kale Doorashada Xubnaha Aqalka Sare.

Caqabada ugu badan ayaa la sheegay in ay ka taagan yihiin dhanka dhaqaalaha iyo sidoo kale Xubnaha Aqalka Sare ee ka imaanaya Gobolada Hiiraan iyo sidoo kale Shabeelaha Dhexe.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook