opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dood Kulul Cali Diiriye Alloore vs Cabdi Qurux +Cod

nabadoon-cali-diiriye-aloore
FacebookTwitterGoogle+Share

Odayaasha Galmudug & Puntland ayaa markale fooda is daray waxayna si adag uga wada hadleen, waxaana dooda oo ahayd mid xiiso leh si adag iskugu weeraray Nabadoon Cali Diiriye Alloore, oo ka soo jeeda dhinaca Galmudug & Nabadoon Cabdi Qurux oo ka soo jeeda dhinaca Puntland.

Dooda xiisaha leh ayaa ahayd in ay labada dhinacba si adag uga wada hadleen arrimaha dagaalada hadda ka socda magaalada Gaalkacyo.

Maahan markii ugu horeysay ee odayaasha magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka si adag u wada hadlaan, waxaana muuqan wax waan waan ah oo aad moodid in la isku soo dhawaanayo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook