opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Doorashada Aqalka Sare Oo Ka Billaabatey Cadaado +Sawirro

FacebookTwitterGoogle+Share

Wararka ka imaanaya degmada Cadaado ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay si toos ah uga billaabatey doorashada xubnaha aqalka sare, iyadoo ay dooranayaan xildhibaannada baarlamaanka Galmudug.

Howlka baarlamaanka Galmudug waxaa ku sugan musharraxiinta aqalka sare, waxaan baarlamaanka maanta lagu wadaa inuu doorto inta badan xubnaha aqalka sare.

Waxaa laga yaabaa in maanta laga wada gaari waayo dhammaan doorashada xubnahay oo maalinta berri ah qeybta dhiman dib loo dhigo, balse musharraxiinta ayaa howlgalka ku wada sugan.

a6 a5 a4 a3 a2 a1

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook