opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Hirshabelle oo bilaabatay +Sawirro

hirshabeele
FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa goordhaw hoolka uu ka socdo Shirka maamulka loogu ameenayo gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhaxe ka bilaabatay doorashada Gudoonka uu yeelanayo Baarlamaanka maamulka Hirshabelle.

Masuuliyiin katirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa xiligan ku sugan hoolka ay ka socoto Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle.
Doorashada ayaa la filayay in maanta hore ay bilaabato hasa ahaatee waxaa soo baxay cabasho ka timid Beesha Jareer Weyne oo shirka isaga baxday kadib markii ay ka biyo diideen in lagula tartamo Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle.
Wali lama oga in la xaliyay cabashadii Beesha Jareer-weyne ay shirka uga baxday, waxaana goobta aanan ku sugneen Musharixii u tartamayay Gudoomiyaha Baarlamaanka ee kasoo jeeday Beesha Jareer weyne.
Gudoomiyaha Baarlaaanka Maamul goboleedka Hirshabelle waxaa u sharaxnaa Sadex Musharax oo labo kamid ah ay kasoo jeedaan Beesha Gaaljecel halka Musharaxa kalana uu isna kasoo jeedo Beesha Jareerweyne, hasa ahaatee Musharaxa Beesha Jareerweyne ayaana madasha doorashada ku sugneen.

2 3 45 6 78 9 99999 1

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook