opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dowlada Fedraalka Soomaaliya oo Warcusub ka soo saartay Dagaalka Gaalkacyo, una Jawaabtay PL

FacebookTwitterGoogle+Share

Dowlada Fedraalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay Dagaalada Muddooyinkan ka taagan Magaalada Gaalkacyo ee u dhexeeya Maamulada Galmudug iyo Puntland.

War-saxaafadeed Goordhow ka soo baxay Wasaarada Warfaafinta ayaa si weyn loogu Cabaareeyey Dagaalada Ka socda Magaalada Gaalkacyo iyo Shaqsiyaadka hurinaya.

Sidoo kale Dowlada Soomaaliya ayaa si adag uga jawaabtay hadalkii ka soo yeeray Puntland ee ahaa inay Dowlada Soomaaliya ay qeyb ka tahay Dagaalada Gaalkacyo, iyagoo garab siineysa Maamulka Galmudug.

Halkan ka Akhriso War-Saxaafadeed

14825748_213776805719698_1327615267_n

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook