opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dowladda Federaalka Oo Diyaarisay Ciidankii La Gayn lahaa Gaalkacyo

FacebookTwitterGoogle+Share

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xero ciidan oo ku taalla magaalada Muqdisho waxa ay ku diyaarisay ciidamo Kumaandoos ah oo loogu talogalau in la kala dhexdhigo Puntland iyo Galmudug.

Wararka waxay sheegayaan in ciidamadan ay ka badan yihiin 2 kun oo askari, waxaana la doonayaa iney sugaan amniga guud ee magaalada Gaalkacyo.

Waxay joojin doonaan aag walbo oo dagaal ka socda, waxay kala sikin doonaan Labada ciidan ee Galmudug iyo sidoo kale Puntland.

Lama oga arrintan waxay ka dhihi doonto Puntland oo horeyba u sheegtay in dagalalada ka socda Gaalkacyo ay ka qeybgalayaan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook