opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dowladda Mareykanka oo Muqdisho kula kulmeysa Madaxweynaha Galmudug

united-states-flag
FacebookTwitterGoogle+Share

Warar ay heshay Warbaahinta Wardoon.net ayaa sheegaya in Dowladda Mareykanka ay Magaalada Muqdisho kula kulmeyso Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo Madax ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya,waxaana ay ka wada hadlayaan Duqeyntii Diyaaradaha Mareykanka ay ku dileen Ciidamada Galmudug.

Kulanka Saddex Geesoodka ah ayaa lagu qabanayaa Xarunta Ciidamada Midawga Afrika ugu weyn ee Xalane.

Duqeyntii Diyaaradaha Mareykanka ay ka geysteen Bariga Gobolka Mudug ayaa waxaa ku dhintay 13 Askari oo ka mid ah Ciidamada Galmudug,inkastoo Maamulka Galmudug uu sheegay in Dhimashadu ay tahay 22 Askari.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook