opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Duqa Dagmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Bare Puntland Madaafiic ayay ku soo wareereen dhinac Galmudug +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Duqa Dagmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Bare oo gor dhow la hadlay warbaahinta ayaa waxaa ay sheegeen in ciidamada Puntland madaafiic ay ku soo wareereen dhinac galmudug isagoona beesha caalamka u sheegay in puntland aysan diyaar u aheyn nabad gaalkacyo isalmrkana galmudug aysan gacmaha aysan laaban doonin.

Duqa dagmada ayaa sheegay in uu jiro qasaaro soo gaaray dadka shacabka isagona ugu baaqay shacabka rer galmudug in ay is dajiyaan

Dagaalka oo Maanta Saacado Badan Qaatay Waxaa Dhinac Socday Duqeyn Xoogan oo Labada Dhinac isku Ridayeen Taasi oo Magaalada Qeebo kamid ah ku Dhacday, Waxaana Dagaaka Hada uu yahay mid istaagay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook