opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Duqa Waqooyiga Gaalkacyo oo Kililka Shanaad Gurmad Udoontay +Sawirro

4-5-768x432
FacebookTwitterGoogle+Share

Duqa waqooyiga Gaalkacyo Maxamuud Yaaasin Tumey ayaa waxa uu booqday Xadka Puntland iyo DDSI, isagoo kullan la qaatay Saraakiil ka socota DDSI gaar ahaan Lyu Booliska.

Tumey ayaa Saraakiisha Lyuu Booliska waxay ka wada hadleen sidii ay isaga kaashan lahaayeen Amniga  iyo inay ka kaalmeeyaan sidii ay si wadajir ah ula diri lahaayeen Galmudug .

Dawlada DDSI iyo Puntland ayaa waxay dagaal kula jiraan sidii ay meel isaga saari lahaayeen Galmudug iyo Dhaq dhaqaaqyadeeda Cusub .

Dhanka kale Tumey ayaa kormeeray xuduudka ay Puntland la wadaagto DDSI gaar ahaan degaanka Dudun, isagoo soo idho indheeyey xaalada dadka deegaankaas ku nool oo ay hasato Abaar saamyan ku yeelatay dadka iyo Duunyada.
2

3

4

6

7

8

9

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook