opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Eric Bailly imisa Kulan ayuu seegi doono?+Sawirro

2-136
FacebookTwitterGoogle+Share

Kooxda Kubada Cagta Manchester United ayaa Goordhow shaacisay in daafaceeda Muhiimka ah ee Eric Bailly uu Garoomada ka maqnaan doono kadib dhaawicii ka soo gaaray kulankii ay ku jabeen ee Chelsea.

Eric Bailly oo ah daafac aad muhiim ugu ah Naadiga Manchester United ayaa lasheegayaa in uu dhaawac ka soo Gaaray Jilibka dhaawacaas oo uu kaga maqnaan doono Garoomada sida lasheegayo.

Kulamada Man United dheeli doonto inta uu ka maqanyahay Eric Bailly.

Oct 26 – Manchester City – EFL Cup (H)

Oct 29 – Burnley – Premier League (H)

Nov 3 – Fenerbahce – Europa League (A)

Nov 6 – Swansea – Premier League (A)

Nov 19 – Arsenal – Premier League (H)

Nov 24 – Feyenoord – Europa League (H)

Nov 27 – West Ham – Premier League (H)

Dec 4 – Everton – Premier League (A)

Dec 8 – Zorya – Europa League (A)

Dec 11 – Tottenham – Premier League (H)

Dec 14 – C. Palace – Premier League (A)

Dec 17 – West Brom – Premier League (A)

 

1 2 3 4 5 6isa

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook