opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Falanqaynta VOA: ee Kooxda Daacish ee Qabsatay Qandala Waraysi +Cod

cbdi
FacebookTwitterGoogle+Share

Magaalada Qandala ee ka tirsan gobolka Bari ee Puntland waxaa qabsaday koox xidhiidh la leh ururka Daacish ee ka dagaalama Ciraaq iyo Syria, Kooxdan ayaa magaalada Haysata maalintii saddexaad.

Ciidamada Puntland ayaa sheegay inay wadaan qorshe ay doonayaan inay dib ugu qabsadaan magaaladan oo saaran badda cas, Sidoo kalana waxaa la sheegay inay adag tahay in lala dagaalamo Ciidanka Daacish hadii ay Galaan Buuraha, Iyadoona laga cabsi qabo inay noqdaan sida Kooxaha ka dagaalama Gal-gala.

Madaxwaynaha maamulka Puntland C.wali Gaas ayaa maalintii shalay wuxuu sheegay inay Puntland iska Difaaci doonto Ciidamada Qabsaday Qandala.
Haddaba maxaa xog laga hayaa kooxda ISIS ee gacanta ku dhigay Qandala? Maxayse tahay muhiimadda ay u qabsadeen magaaladan? Su’aalahaas iyo qaar kale waxaa falanqaynaya Col. Cabdi Xasan oo ku magac-dheer Cabdi Yare, Taliyihii hore ee Ciidanka Nabadsugidda Puntland ee PIA.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook