opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Farxaan Cali Xusseen oo oo kaguuleystay Cali Ismaaciil Cabdi Giir +Sawirro

FacebookTwitterGoogle+Share

Siyaasi ruugcadaaga ah ee reer Puntland Cali Ismaaciil Cabdi Giir ayaa looga gulaystay tartankii uu u galay Aqalka Sare ee Golaha Wakiilada Soomaaliya.

Farxaan Cali Xusseen ayaaa ka guulaystay Cali Ismaaciil Cabdi Giir, wuxuuna Mudane Farxaan uu helay 36­Cod, taasi oo ka dhigan in Farxaan uu helay Xubinta Aqalka Sare.

Cali Ismaacil Cabdi Giir Wuxuu helay Codad dhan 29­cod, wuxuu Cali ka mid ahaa Siyaasiyiinta la sadaalinayay inay soo baxayaan, hasa yeeshe ma noqon mid hubanti ah.

Tartan adag ayaa iminka ka socda Hoolka Baarlamaanka Puntland, waxaana socda Wareegyada kale ee codaynta, iyada oo Musharixiinta dhiman ee loo codayn doono ay ka mid yihiin Janaraal Moorgan.





Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook