opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gaari AMISOM oo dad ku Xasuuqay Magaalada Jowhar +SAWIRO

c
FacebookTwitterGoogle+Share

Shil ayaa Gaari Ay Leeyihiin Ciidanka AMISOM waxa uu ku galay Buundada Magaalada Jowhar Ee Gobolka Shabellaha Dhexe.

Gaariga AMISOM Ee Shilka Galay ayaa waxa la sheegay in uu Qarka Webiga Dushiisa Xilli Buundada uu kor marayey ka dhacay.

Baabuurkaasi oo ah nuuca Qafilan Ee AMISOM Isticmaasho ayaa waxa uu bur bur xoogan ugeystay Buundada.

Sidoo kale Gaari Nuuca Raaxada ah ayaa isna ku sigtay Shalay Jimcihii inuu ku dhaco Webiga Shabelle Qeybta uu ka maro Magaalada Jowhar.

Sawiro laga soo qaaday Buundada Kala qeybisa Xaafadaha Horseed iyo Hanti wadaag ayaa waxa ay umuuqataa mid hadda bur bur xoogan uu soo gaaray.

4 1 2 3

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook