opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gaas Iyo Madoobe oo sugaya inay qadaan taalo ay Galmudug Qaaday

img_0813
FacebookTwitterGoogle+Share

Maamulka Galmudug ayaa qaaddey tallaab aan caadi ahayn oo ay ka baqeen maamullada Puntland iyo Jubbaland, iyadoo dad badanna ay taasi su’aallo ka keeneen.

Dhowaan ayeey ahayd markii guddiga doorashada uu maamullada Jubbaland, Puntland iyo Galmudug ku celiyey xubnaha aqalka sare ee baarlamaanka, si loo xaqiijiyo qoondada haweenka.

Hase ahaatee waxaa taasi ka biyo diidey Galmudug oo aan wax isbedal ah ku sameyn xubnaha isa soo sharaxay, wuxuuna maamulka billaabey inuu khudbado ka dhegeysto musharraxiinta iyadoo doorashadana ay dhacayso.

Galmudug ayaa dhegaha ka fureystay baaqii beesha caalamka iyo guddiga doorashada ee ahaa in haweenka xaq la siiyo, islamarkaana aaney doorasho dhicin illaa la xaqiijiyo qoonadada haweenka.

Jubbaland iyo Puntland waxay sugi doonaan markii ay dhacdo doorashada aqalka sare ee dhanka Galmudug, kadib ayeey iyaguna qaadan doonaan go’aan ku aadan arrintaasi.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook