opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gaas Shabaab,Daacish,Dowlada Fedralka Iyo Galudug Ayaa Nasoo weraray +Cod

img_1219
FacebookTwitterGoogle+Share

C/weli Max’ed Cali Gaas Madaxweynaha Maamulka Puntland oo maanta gaaray Degmada Carmo ayaa sheegay maruu shacab badan oo isu soobaxay kula hadlayay gudaha degmadaas in dagaalka ka soconaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ay ka wada qeyb qaadanayaan Al shabaab, Daacish iyo Dowlada Federaalka sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu tilmaamay in Puntland ay ka hortagtay awoodahas badan ee is biirsaday islamarkaana ay gacan ka heleyso shacabka ku dhaqan magaaladaas, sida uu hadalka u dhigay.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook