opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gaashaanle Sare cabdicasiis Cabdullahi cabdi (Qooje) Puntland waan kasaarnay deegaanadii lagu dagaalamay +Cod

galmudug
FacebookTwitterGoogle+Share

Taliyaha ciidanka daraawiishta maamul Goboleedka Galmudug Gaashaanle Sare cabdicasiis Cabdullahi cabdi (Qooje) ayaa maamulka Puntland ku eedeeyay in dagaalkaani uu dhexeeyay dadka rayidka ah ay siyaasad u rogeen isla markaasina ay ciidamadooda ay soo galiyeen goobaha uu dagaalka ka socday.

Gaashaanle sare Cabdicasiis Cabdullaah ayaa Sidoo kale ka hadlayey dagaaladii ka dhacay maanta magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay dagaalku in markii hore ka dhex bilaawday dad rayid ah oo wada dega Magaalada Gaalkacyo oo ka soo kala jeeda Maamulada Galmudug iyo Puntland balse uu markii danbe isku badalay qaab siyaasadeed.

Gaashaanle sare Cabdicasiis oo sheegay in ciidamadooda ay goobta gaareen ayaa carabka ku dhuftay in ciidamadii Puntland ay ka saareen deegaanadii lagu dagaalamay isla markaana ay gabi ahaanba ay la wareegeen gacan ku haynta goobihii lagu dagaalamay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook