opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

“Galmudug Dulqaadkii waa naga Dhamaaday waana ka jawaabeynaa Dandansiga Puntland”+Cod

galmudug
FacebookTwitterGoogle+Share

Xilli Saakey Dagaal u dhexeeya Ciidamada Galmudug iyo Puntland uu ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ka hadley Maamulka Puntland waxaana ay sheegeen in dagaalkii saakey gaalkacyo ka dhacay ay soo qaadeen Galmudug iyo Al-shabaab waa sida ay hadalka udhigeene, waxaana arintaas si kulul uga jawaabay Gudoomiye ku xegeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka mudug Cabdi Xusein Sheikh.

Waxa uu sheegey in Saakey Ciidamada Galmudug ay soo werareen Maleeshiyaadka Maamulka Gaas taana ay iska difaaceen Dagaalka gar daradaa ee ay soo abaabuleen Maamulkaasi.

Cabdi Xuseen Sheekh ayaa tilmaamay in maamulka Garoowe ay ka wadaan Gobolka Mudug Ficilo Fool xun waxaana uu xusey in Dowladda galmudu uu dulqaadkii ka dhamaaday ka dib hal sano oo ay u dulqaadanayeen wararka xun xun ee ka soo yeerayey maamulkaasi.

Hadalkaan ayaa ka dambeeyey ka dib Dagaalkii saakey markii maamulka Garoowe uu sheegey inay soo werareen galmudug iyo Shabaab is garabsanaya.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook