opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Galmudug oo Aqoonsatay Hirshabeele

galmudug
FacebookTwitterGoogle+Share

Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxtooyada Maamulka Galmudug ayaa lagu soo dhoweeyay dhaarinta xildhibaanada maamulka cusub ee Hirshabeele.

Maamulka Galmudug ayaa ballanqaaday inay la shaqeyn doonaan maamulka cusub ee Hirshabeelle oo lagu wado in toddobaadkan lagu soo dhamaystiro maamulkiisa.

Galmudug ayaa xad la leh maamulka cusub ee Hirshabeele iyadoo maamulka Galmudugna uu yahay maamul goboleedkii ugu horeeyay ee soo dhoweeya baarlamaanka cusub ee Hirshabeele.

aqonsi

calanka

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook