opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Galmudug oo beenisay in QM ay Warqad uga timid +Cod

ib0a8488
FacebookTwitterGoogle+Share

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa Beeniyay in Maamulka Galmudug ay QM u soo gudbisay Warqad Galmudug looga Dalbanayo in ay Aqalka sare ay ka reebto Xubno Dambiyo ka galay Soomaaliya.

Guddoomiye Cali Gacal Casir ayaa sheegay in Muwaadin Reer Galmudug ah oo Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ay Codsiiyeen aysan dhici karin in LIiska looga saaro Damac Dad kale ka yimid.

Warkaan ka soo baxay Guddoonka Baarlamaanka Galmudug ayaa imaanaya Xili ay soo baxeen Warar sheegaya in QM ay Galmudug ka Codsatay Shaqsiyaad ku jira Xubnaha Aqalka Sare Ee Galmudug in Liiska laga saaro.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook