opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Galmudug oo Cidanka Sarisan Iyo PISta ku eedaysay Dagaalka Galkacyo +Cod +Sawirro

qalab3
FacebookTwitterGoogle+Share

Masuuliyiin ka Tirsan Galmudug ee gobolka mudug ayaa Goor Dhow Shir Jaraa.id ku Qabtay Magaalada Gaalkacyo kuwaasi oo ka Hadlay Xiisada Gaalkacyo.

Shirka Waxaa ka Hadlay Xildhibaan Cabduqaadir Qalabxoor kaasi oo Sharaxay Ciidanka Sarisan iyo kuwa Pista Puntland oo Shaqadii loo igmaday u Badalay Qaab Qabiil.

Qalabxoor ayaa ka Sheekeeyay Xiisada Gaalkacyo ka Taagan iyo Qaabka Ciidanka Sarisan iyo kuwa kale kaga Qeeb Qaadanayaan Dagaalka Gaalkacyo.

Waxa uu sheegay in Puntland Diiday Heshiiska Gaalkacyo isla Markana Sheegeen in Dib iskugu Laabanayaan Waxa uu Dhanka kale ka Hadlay Arimo Dhoor ah.

 

 

 

qalab1-640x360 qalab2-640x360 qalab3

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook