opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Galmudug oo eedeyn u jeedisay Puntland +Cod

galmudug
FacebookTwitterGoogle+Share

Maamulka Galmudug ayaa sheegay wada hadaladii lagu xalin lahaa Dagaalada Gaalkacyo in ay ka soo horjeesteen Maamulka Puntland, oo ay diideen in nabada laga wada shaqeeyo.

Wasiirka Dekadaha Maamulka Galmudug Burhaan Warsame oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in wada hadalada Dagaalada Gaalkacyo loo xilsaaray Guddiyo isugu jira Dowladda Federaalka, Maamulka Puntland iyo Maamulka Galmudug.

Wuxuu sheegay in wada hadaladaasi ay diideen oo ay ka soo horjeesteen Maamulka Puntland, isagoo sidoo kale sheegay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland in ay hurinayaan colaada Gaalkacyo.

Shalay ayay aheyd markii Dagaal geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay Magaalada Gaalkacyo, waxaana Dagaalkaas uu u dhaxeeyay Maamulada Puntland iyo Galmudug.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook