opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Galmudug oo ka digtay dagaal weyn ka oo qarxa Gaalkacyo +Cod

xirsiga
FacebookTwitterGoogle+Share

Galmudug ayaa ka digtay dagaal weyn ka oo qarxa magaalada Gaalkacyo, iyadoo sheegtay gaadiid dagaal iyo ciidamo ay Puntland ku soo daadgureysay duleedka magaalada.
Duqa Gaalkacyo Xersi Yuusuf Barre oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dagaalku markii hore ahaa dagaal u dhaxeeya dad dhul isku heysto, balse ay Puntland ciidamo iyo cagafyo keeneen, halkaasina dagaalku ka bilowday.

“Puntland ayaa celcelis ah oo dagaalka dooneysa, waxa hadda dhaceysa waa tikniko waaweyn, waxaana mas’uuliyada qaadaya Puntland” ayuu yiri Duqa Magaakada Gaalkacyo ee Galmudug.

Wuxuu sheegay in dhinacooda ay hayaan qof dhimasho ah iyo saddex dhaawac ah, laakiin qasaaraha aan la wada helin.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook