opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Galmudug oo ku dhawaaqday xubnaha Aqalka Sare +Akhri Magacyda Iyo Qabiladooda

galmudug
FacebookTwitterGoogle+Share

Warbaahinta Wardoon.ney ayaa goordhaw si horu dhac ah u heshay  Liiska uu ku qoranyahay Magacyada dadka utartamaya Xubnaha Aqalka Sare ee uu dalka yeelanayo.

liiskan oo ay kujiraan Masuuliyiin horay xilal usoo qabtey.

Aqriso Magacyada Xubnaha Tartamaya iyo Qabiilada ay kasoo jeedaan

1-Beesha Habar Gidir

Saleemaan

1- Kamaal Daahir Guutaale Agaasimihii hore ee Madaxtooyada Soomaaliya xiligii shariif sheekh Axmed
2-Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) Milkiilaha Idaacadda Goobjoog ee Magaalada Muqdisho
3-Axmed Cabdi Kaahiye (Qoor Qoor)

Sacad

1-Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid
2-Maxamed Xuseen Tahliil (Calool-geel)

Ceyr

1-Xildhibaan Cabdisamad Macallin Maxamuud
2-Xildhibaan Jawaahir Axmed Cilmi
3-Eng Xasan Maxamuud Maxamed

2-Murusade

Xildhibaan Cabdi Axmed Dhuxulow Dheg-dheer
Luul Maxamed Sheekh Cusmaan

3-Mareexaan

Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex
Maxamuud Maxamed Samatar
Aamino Cali Maxamed Carkoow

4-Dir

Macalin Cumar Sheekh Ciise
Abuukar Axmed Xaashi

5-Duduble

Cabdulaahi Xasan Nuur
Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas (Dhagey)

5-Abgaal- Waceysle

Xildhibaan C/Qaadir Macalin Nuur
ZamZam Daahir Maxamed

aqals

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook