opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Galmudug oo Quraan Jecel Ubixisay Qurun Jecel +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa mas’uuliyiinta Maamulka Galmudug ay sheegeen in Galmudug ay tahay mid Jiri jirtay hadda kadibna ay Jiri doonto oo weerarka cida soo qaadaa ay ku jebi doonto.

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caddaaladda Maamulka Galmudug Maxamuud Guure Guuleed ayaa goordhaweyd wareysi laga qaaday waxa uu kaga hadlay Xaalada Magaalada Gaalkacyo.

Waxa uu sheegay Mr Guure in Xaaladu tahay maanta mid deggan islamarkaana uu si kulul Afka ugu weeraray Maamulka Gobolleedka Puntland.

Wasiir Guure ayaa magaca ka badelay Afhayeenka Maamulka Puntland Quraan Jecel kuna sheegay in uu yahay Qurun Jecel isagoo ku hanjabay in dagaalka ay markii ay Puntland ku guuldareysatay ay ku Eedeysay Al Shabaab.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook