opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Galmudug oo sheegtay in Daacish iyo Puntland iskaashanaya ay kula dagaalantay Gaalkacyo +COD

galmudug
FacebookTwitterGoogle+Share

Iyadoo Dagaal u dgexeeya Ciidamada maamulada Puntland iyo Galmudug uu ka soconayo Magalada gaalkacyo ayaa Maamulka galmudug waxaa uu sheegay in Puntland iyo Daacish iskaashanaya ay kula Dagaalameen Magaalada Gaalkacyo.

Sargaal u hadlay Ciidamada Galmudug ayaa sheegay in ay Dileen Rag ka tirsan Daacish oo ka barbar dagaalamaya Puntland sida uu hadalka u dhigay islamarkaana sheegay in ay Saxaafadda u soo bandhigi doonaan.

Puntland dhankeeda waxaa ay horay u sheegtay in dagaalka ka socda Gaalkacyo uu u dhexeeyo Ciidamada Puntland iyo Xulufo ay ku mideysan yihiin Galmudug,Dowladda Federaalka iyo Al-shabaab.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook