opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Galmudug oo sheegtay in Puntland Diiday Heshiis ayagane Tashan Doonaan +Cod

1
FacebookTwitterGoogle+Share

Magaalada Gaalkacyo Waxaa Shir Jaraa.id ku Qabtay Wasiiro ka Tirsan Galmudug kuwaasi oo ka Hadlay Xaalada Magaalada Gaalkacyo iyo Heshiis lagu Balansanaa,

Wasiiro Galmudug ka Tirsan oo Gaaraya ilaa Sadax ayaa Shirka Jaraa.id ku Qabtay Magaalada Waxana Ay Cadeeyeen in Maamulka puntland Raali ka Aheyn Heshiiska Magaalada,

Xasan Maxamed Warsame Oo ah Wasiirka Kaluumeysiga iyo Qeyraadka baddda ayaa sheegay in puntland aysan raali ka aheyn in galmudug ay kala hadasho colaada ka taagan magaalda gaaalkacyo balse wasiirka ayaa isweydiiyay sababata puntland ay u soo magacawday wasiirada.

Waxa uu ka Hadlay Sababta Puntland ku Diiday Heshiiska Gaalkacyo iyo Sababta Keentay in Go.anka Wasiirada Putland Badalay,

iyagoo Wasiirada Hadlaya Ayey Sheegeen in Arintan Beesha Caalamka Ay Wax ka Ogtahay isla markana Wadato Waxana uu Sheegay in Galmudug Tashaneyso.

 

21 3 4

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook