opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Galmudug oo sheegtay Sababta Loo Magacaabi la yahay xubnaha Aqalka sare +Cod

galmudug
FacebookTwitterGoogle+Share

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta Galmudug Daahir Faarax Fiidow Oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in kulamo ay ka wadaan deeganada Maamulka Galmudug kaasi oo ay kaga arinsanayan soo xulista xubnaha aqalka sare ee galmudug u matalaya dowlada dhaxe .

Wasiirka ayaa sheegay in maalintii shalay lagu waday in la shaaciyo tirada golaha aqalka sara balse uu dib u dhac uu ku yimid isagoona hadda tilmaamay in maalmaha soo socda la filayo in la so bandhigo xubnaha galmudug u matalaya aqalka sare ee galmudug

Daahir ayaa waxaa uu sheegay in kulmada madaxda galmudug ay la qaadanayan beelaha galmudug ay salka ku hayaan sidii si cadaalada ah loogu qeybin lahaa beelaha xubana aqalka sare.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook