opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Galmudug Oo soo bandhigtay Maxaabiistii Ay kuqabatay Dagaalkii Gaalkacyo +Sawiro+Video

1
FacebookTwitterGoogle+Share

Maamulka Galmudug ayaa maanta Magaalada Gaalkacyo ku soo bandhigay Maxaabiis ay sheegeen inay ku qabteen Dagaalkii Cuslaa ee Shalay ka dhacay Magaalada Gaalkacyo.

Galmudug ayaa sheegay in sedax Askari oo ay soo bandigtay ay ka tirsanaayeen Ciidamada Maamulka Jubbaland ayna ka barbar dagaalamayeen Maamulka Puntland.

Mid ka mid ah Maxaabiista ay Galmudug soo bandhigtay ayaa sheegay in loo sheegay inay la dagaalamayaan Al-Shabaab, laguna keenay Dhowr Diyaaradood.

Waxa uu sheegay in cadad ahaan ay gaarayaan 700 oo Askari, oo laga keenay Magaalada Kismaayo.

Waxa uu intaa ku daray in markii la keenay Gaalkacyo la geeyey Furumaha Dagaalka Gaalkacyo, halkaas oo markii dambe laga soo qabtay.

Ma jiro wax war ah oo weli ka soo baxay Puntland ama Jubbaland oo ku aadan Jiritaanka Maxaabiistan ay Galmudug Sheegtay inay qabatay, ayna Saxaafada u soo bandhigtay.

 

 

1 2 3

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook