opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Galmudug” Puntland Ahlu sunna ayay Soo Adeegsatay si dagaal Galmudug loogu Furo +COD

taar-dhuleed
FacebookTwitterGoogle+Share

Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Cisman Ciise Nuur Taar dhuleed ayaa si adag uga hadlay Dagaalkii ka dhacay Deegaanka Godinlabe ee Duleedka Magaalada Cadaado.

Wasiir Taardhuleed ayaa sheegay in Godinlabe ay soo weerareen Ciidamo uu sheegay inay Qeyb ka yihiin Maamulka Puntland, sida uu hadalka u dhigay.

Dhinaca kale Wasiir Taardhuleed ayaa wax lala yaabo iyo waxba kama jiraan ku tilmaamay Ciidamada ay soo bandhigtay Puntland ee sheegay inay ka goosteen Dhanka Galmudug.

Dagaalkii Shalay ka dhacay Deegaanka Godinlabe waxa uu sababay Qasaare badan, waxana Labada Ciidan ay Deegaanka ka kala joogaan labada dhinac.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook