opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Galmudug‘‘Dagaal abaabulan oo Gardaro ah ayaa nalagu soo qaaday’’+Cod

masagawaa1
FacebookTwitterGoogle+Share

wasiirka warfaafinta dowlad gobaleedka somaliyeed ee galmudug maxamud adan cusmaan masagaqaa aya waxa uu ka hadlay war-saxafadeed ka soo baxay dowlad gobaleedka galmudug kaasi oo looga hadlayay dagalada ka soo cusboonaday gobalka mduug iyo sidoo kale gobalka galgaduud dagaaladaasi oo ahaa mid qaraaar

maxamuud adan cusmaan masagawaa wasiirka warfaafinta dowlad gobaleedka galmudug aya sidoo kale waxa uu shaaca ka qaaday in dagaalkii godinlabe ka dhacay e dhax maray dowlad gobaleedka galmudug iyo sidoo kale ururka ahlusunna ay dagalkaasi soo abaabuleen maamulka puntland isla markana masuuliyada dagalkaasi ay qaadi doonto maamulka puntland

waxa uu tilmaamay in dagaal afar geesood ah lagu soo qaaday maamulka galmudug dagaladaasi oo uu shaca ka qaaday in puntland si toos ah ay u soo abaabushay waxana uu dhanka kale uu sheegay in galmduug ay isdifaaci doonto

war-saxafadeed aya intiisa badan lagu soo hadal qaaday dagaalka gaalkacyo iyo sidoo kale midka godin labe ka dhacay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook