opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ku Baaqay Dagaal ka dhan Ah Somaliand +Video

img_501346-badefa-d3666c-d4cdf2-c336b6-d41595
FacebookTwitterGoogle+Share

Garaad Jaamac Garaad Ismaacii oo kamid ah Garaadyada Dhulbahante Ayaa eedeeyn kulul u jeediyay Maamulka Somaliand.

Garaadka ayaa ku eedeeyay Somaliand in dad aan waxba galabsan ay ka afduubatay Magaalada Laascaanood oo Ciidamada RRU ay Afduubteen.

Dadkaasi Ayaa lageeyay Magaalada Hargeysa Waxaana uu sheegay in aanay Suurtagal ah in dad aan Dambi laheyn la iska heeysto.

Dadkaasi Maxaabiista ah ee aan waxba galabsan ayuu ku baaqay in dib loogu soo ciliyo Goobihii laga soo afduubtay.

Ciidamada Somaliand ayaa Todobaadyadii la soo Dhaafay Dad Badan oo u badan Dhalinyaro ka qafaashay magaalada Laascaanood Waxaana iminka ay ku xiranyihiin Magaalada Hargeysa.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook