opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

General Fartaag oo ka mid noqday Xubnaha Aqalka sare ee Jubbaland

FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweeyne ku xigeenkii hore ee Maamulka Jubbaland C General C/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa ku guuleystay Xubinta saddexaad ee Aqalka sare ee ka imaanaya deegaanada Jubbaland.

General C/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa helay codad gaaraya 55 Cod halka Musharax Zeynab Maxamed Samoow ay heshay 11 Cod oo keliya.

Gudidiga doorashooyinka ayaa shaaciyay in General C/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo ku guuleystay kursiga Saddexaad ee Aqalka deegaanada Jubbaland ka imaanaya.

gen-fartaag

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook