opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

G/Sare Siyaad Axmed oo Goordhow lagu dilay Muqdisho

4
FacebookTwitterGoogle+Share

Koox Hubeysan ayaa Salaadii Maqrib kadib Xaafadda Siigaale ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ku dishay Sargaal ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya.

Alle ha u naxariistee Sargaalka lagu dilay Degmada Hodan waxaa lagu Magacaabi jiray Gaashaanle Sare Siyaad Axmed Maxamed oo ka tirsanaa Ciidamada Milatariga Soomaaliya ee Degen Xerada Laanta Buuro Ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Kooxdii Dilka geysatay oo la sheegay in ay ahaayeen Bastooladleey ayaa markiiba Goobta ka baxsaday.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhaca Dilal Qorsheysan oo loo geysto Mas’uuliyiinta Dowladda iyo Dad kale oo aan Dowladda la shaqeyn .

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook