opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Guddiga Doorashooyinka Dadban oo u digay Shariif Xasan, Axmed Madoobe, Guuleed iyo Gaas +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Doorashooyinka Dadban ee Dalka ayaa markale ka digay in dib u dhac uu ku yimaado waqtiga lagu balamay ee ku dhawaaqista xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya.

Maaamul Goboleedyada ka jira Dalka ayaa looga fadhiyaa in ay ku dhawaaqaan xubnaha ka mid noqonaya Aqalka Sare, waxaana Maamul Goboleedyada qaarkood ay sheegeen in hadaba ay diyaar u yihiin in ay ku dhawaaqaan xubnaha ku soo kala aaday.

Maxamed Keynaan oo ah Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Dalka ayaa sheegay in ay wadaan qorshe labo maalmood gudahooda loogu soo gudbinayo xildhibaanada ka mid noqonaya Xubnaha Aqalka Sare.

Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Dalka Maxamed Keynaan ayaa sidoo kale wuxuu Madaxda Dowladda ugu baaqay in ay soo dadejiyaan xubnaha ka imaanaya Maamulka Hir-shabeelle oo weli dhismihiisa aan la soo dhameystirin.

Si kastaba ha ahaatee, Dib u dhaca xubnaha Aqalka Sare ayaa laga yaabaa in ay sababi karto Dib u dhac Baahsan oo ku yimaada Doorashada.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook