opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galgaduud sare oo Galmudug isku dhiibaY

FacebookTwitterGoogle+Share

Wararka naga soo gaaraya Caasimadda KMG ah ee Dowladda Galmudug ee Cadaado ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Maamulka isku Magac daray Galgaduud Sare Hareeri Xasan Barre uu isku dhiibay Dowladda Galmudug.

Hareeri Xasan Barre ayaa hadda ku sugan Madaxtooyada Dowladda Galmudug,waxaana uu ka mid yahay Waxgarad ka soo jeeda Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud oo maanta tagay Magaalada Cadaado.

Sargaal ka tirsan Madaxtooyada Galmudug ayaa noo Xaqiijiyay in Hareeri Xasan Barre uu isku dhiibay Dowladda Galmudug islamarkaana uu ka Tanaasulay Magacii Fowdada ahaa ee Maamulka uu ka tirsan yahay ay la baxeen.

Wararka ayaa intaa ku daraya in Hareeri Xasan Barre inuu tago Magaalada Cadaado uu Mas’uul ka yahay Ugaaska Beesha Sadde ee Gobolka Galgaduud Ugaas Taakow.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook