opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Guddoomiyaha Degmada Buur-hakaba oo Qarax ku dhaawacmay

FacebookTwitterGoogle+Share

Wararka ka imaanaya Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in Qarax ka dhacay degmadaas uu ku dhaawacmay Guddoomiyaha Degmada Buur-hakaba.

Guddoomiyaha Degmada Buur-hakaba Maxamed Cabdi Maxamed ayaa la sheegay in Dhaawaca uu ka soo gaaray qaarka dambe ee Jirkiisa,waxaana la dhigay Dhaawaca Guddoomiyaha Isbitaal AMISOM ay ku leeyihiin Buur-hakaba.

Ciidamada Ammaanka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa Baaritaano ka wada Magaalada Buur-hakaba ee Gobolka Baay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook