opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gudigii Galmudug ee loo Xilsaaray Colaada Gaalkacyo oo kawarbixiyay xaal halku marayo +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Iyadoo Dhawaan Maamulka Puntland iyo Galmudug ay Xalinta Dagaaladii ka Dhacay ay u Xil Saareen labo gudi oo ka Kooban Wasiiro is ay Arimaha Dagaalkii Gaalkacyo uga Wada Xaajoodaan aya Xubno ku Jira  gudgiii galmudug ee Nabada Gaalkacyo loo  xil Saaray Waxa ay shaaca ka Qaadeen in Mamaulka Puntland aysan Diyaar u ahayn in nabad ay ka Dhacdo Magaalada Gaalkacyo  Waxaana ay tilmaameen in Wada Hadlka dhinac puntland uu ka  Xayiran yahay.

Wasiirka Dakadaha  Dowlad Gobaleedka Galmdug burhaan Warsame Cigaal ayaa Sheegay in nabada Gaalkacyo ay Hortaagan Yihiin maamulka Puntland  isl Markaana aysan diyaar u ahayn sida ay arkaan in arinta Gaalkacyo laga Wada Xaajoodo Waxzana uu sidoo kale tilmaamay in Galmudug ahaan ay diyaar u yihiin ka Shaqaynta Nbada Gaalkacyo isla Markaana ay diyaar u yihiin Wax walba oo nabad looga  Raadinayo Xal u Helida Dagaalda ku soo laab Laabtay Magaalda Gaalkacyo.

Ugu Danbeyn Ayaa waxa uu shacabka Labada dhinac uu ka Codsaday in Nabada ay adkeystaan ayna arkaan sida puntland aysan u Doonayn in Xal loogu Helo Dhibaatadii  Gaalkacyo ka Dhacday oo wali ay u hortaagn yihiin  Nabada Gobalka Mudug.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook