opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo hada lagu doortay Jowhar

1
FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa goor dhaweyd lagu dhawaaqay Natiijada Gudoomiyaha Cusub Ee Baarlamaanka Hirshabelle kaasi oo kusoo baxay Sheekh Cusmaan Barre.

Waxaa Natiijada la sheegay in laga guuleystay Sheekh Abuukar Xasan Maqaneey oo ahaa Gudoomiye Kuxigeenkii Dib Uheshiisiinta iyo Federaalka Maamulka Gobolka Sh/Dhexe.

Khudbad Kooban uu jeediyey Sheekh Abuukar Maqaneey ayuu si cajiib ah ula hadlay Ka qeyb galayaasha Shirka Jowhar isagoo tibaaxay in uu alle kaga mahad celinayo Xilkii dhibka badnaa uu ka bad baadiyey.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook