opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo u ambabaxay Jowhar

FacebookTwitterGoogle+Share

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow u amba baxay Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka shabeelaha Dhexe.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar ayaa waxaa hada ka socota qaban qaabo ku aadan sidii loo soo dhaweyn lahaa Gudoomiyaha Baaralmaanka.

Ujeedka Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) uu ku aaday Magaalada Jowhar ayaa lagu sheegay sidii uu uga qeyb gali lahaa Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle.

Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Waxaa u taagan Sadax Musharax oo lagu kala Magacaabo:-

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook