opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gudoomiyaha Cusub ee G/Hiiraan oo go’aano Cusub soo saaray +Cod

cali-jeyte-cusmaan
FacebookTwitterGoogle+Share

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cusmaan oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in isbedel dhanka amniga ah uu ku sameynayo gobolka Hiiraan.

Waxa uu sheegay in uu la tashi iyo shirar gaar gaar ah la qaadanayo masuuliyiinta Gobolka iyo Saraakiisha Amisom ee ku sugan Gobolka Hiiraan.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in meel loogu sooo wada jeesto sugida amaanka Gobolka Hiiraan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook