opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gudoomiyaha Degmada Boondheere oo ka hadlay Qaraxii ka dhacay wadada Daljirka Daahsoon +Cod

hqdefault
FacebookTwitterGoogle+Share

Gudoomiyaha Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir Qaasim C/laahi Xasan oo caawa warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay Qaraxii caawa ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoysyada Boondheere iyo Daljirka Daahsoon.

Gudoomiyaha Degmada Boondheere ayaa sheegay Gaariga in uu Qarxay meeshii uu u socday isaga oo aan gaarin, waxaana Gaariga nuuciisa uu ahaa Gawaarida raaxada ah ee loo yaqaano Viller.

Wuxuu sheegay Qaraxan in ay ku dhinteen 2 Qof, halka sidoo kalena ay ku dhaawacmeen 4 Qof, waxaana dadkii ku dhaawacmay Qaraxan loo qaaday isbitaalada ku yaalla Magaalada Muqdisho.

Ciidanka Amaanka ayaa gaaray goobta uu Qaraxa ka dhacay waxaana ay halkaasi ka sameeyeen baaritaano ku aadan sida ay wax u dhaceen.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook