opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gudoomiyaha Degmada Hobyo oo Wareysi arimo muhiima kaga hadlay +Cod

hobyo
FacebookTwitterGoogle+Share

Hobyo Waxa Soo gaaray Shacatrar Bilow ah Hawulaha Dkaada Hobyo laga Qabanayo Waxaana Shactarkan Hobyo u keenay Markab Waday ay Sahlaysa in Dkakada Hobyo Si macmil ah loogu Sii Shaqeeyo arintaasi oo ay Gacan Wayn ka Geesteen Qaar ka Mid ah ganacsatada ka Sooo jeeda Deganada Dowlad Gobaleedka Galmdug kuwaasi oo Maalgashi ku Sameeyay Shactarkaasi.

Gudoomiyaha Degamada Hobyo Mudane Cabdulaahi Cali Axmad Faat ayaa ka hadlay Shactarka la Keenay Hobyo iyo Shaqada uu Qaban Doono Wxaana uu tilmamaay in Shactarka Dakada La Keenay ay sahlayso in Doomaha iyo maraakiibta loo adeegsadi shactarkaasi isla markana ay sahli doobto in dakada si macmal ah loo sii adeegsado
Waxa uu ka hadlay arimo badan oo hobyo ku saabsan iyo Sidoo kale Shactarka iyo Hawusha uu qaban doono.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook