opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo sheegay in ay si adag u ilaalinaya Xuquuqda Musharaxiinta iyo Boorarkooda+ COD

index1
FacebookTwitterGoogle+Share

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ka hadlay ammaanka musharaxiinta ku sugan Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa sheegay in Mas’uuliyad ah ay ka saarantahay maamulka Gobolka Banaadir ilaalinta xuquuqda ay leeyihiin Musharaxiinta u taagan Qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee ku sugan Muqdisho.

Sheekh Xuseen Jimcaale ayaa sheegay hadii yihiin Madaxda gobolka Banaadir in ay il gaar ah ku eegi doonaan musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Waxaa kaloo uu sheegay in qorshaha maamulka gobolka Banaadir uu yahay in cidkaste oo ku sugan Muqdisho ahna musharax in aysan wax ka taban maamulka Gobolka Banaadir.

Horay ayaa qaar ka mid ah musharaxiinta waxa ay maamulka Gobolka Banaadir ugu eedeeyeen in aysan u sineyn musharaxiinta.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook