opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gudoomiye cusub oo Loo magacaabay G/Hiiraan

2
FacebookTwitterGoogle+Share

Cali C/laahi Cosoble, Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle, ayaa waxaa uu si rasmi ah uu xilka uga xayuubiyay Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Yuusuf, Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed).

Madaxweynaha Hirshabelle oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Jowhar, ayaa wuxuu xilkaasi uu si ku meel gaar ah uu ugu magacaabay Cali Jeyte Cismaan.

Madaxweynaha Hirshabelle, ayaa sidoo kale waxaa uu magacaabay guddi ka shaqeeya arrimaha ammaanka ee Gobolka Hiiraan.

Guddigan, ayaa waxay kala yihiin:

S/guuto Cumar Aadan Dhabad
G/Sare Tawane Axmed Muxumad
G/sare Isaaq Cali Cabdulle
G/sare Isaaq Cismaan Idiris
G/sare Axmed Cabdi Weheliye
G/dhexe Cali Cabdi Mahadalle
Dhamme Xasan Maxamed Ibraahim

Waa tallaabadii ugu horeysay oo uu horey u qaaday Madaxweyne Cosoble, tan iyo weerarkii ismiidaaminta ahaa, ee shalay ka dhacay Magaalada Baledweyne Xarunta Gobolka Hiiraan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook