opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gudoomiye Xasan Abgaalow Puntland Way isdifacaysaa Waan waan waydhamatay +Cod

????????????????????????????????????
FacebookTwitterGoogle+Share

Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Ayaa Sheegay in Ciidanka Galmudug ay Dagaal Xoogan ku soo Qaadeen waxana uu Sheegay in Ciidanka Soo Weeraray ay Ahaayeen Kuwa Dowlada Somalia,

Xasan Abgaalow Ayaa ka Hadlay Dagaalka Qaabka uu ku Bilaabay iyo Sida Ciidanka Galmudug Hubka Ay Adeeg Sanayaan oo Meelo Badan Galmudug ku Duqeeyeen,

Waxa uu ka Hadlay Qasaaraha Puntland kasoo Gaaray Dagaalka iyo Waxa Xigi kara Dagaalka Hada Socda iyo Maamulka puntland Waxa kaga Qorsheesan,

ugu Danbeyn Waan Waanta Socota Ayuu ka Hadlay Gudoomiyaha Waxana uu Sheegay in Arintaasi Dhamaatay isla markana Dhinac Walbo uu is Difaacayo.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook