opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gurigii uu ku dhashey Hitler oo la bur-burinaayo + VIDEO+SAWIRRO

hit
FacebookTwitterGoogle+Share

Gurigii uu ku dhashey keligii taliyihii hore ee Jarmalka Adolf Hitler 1889 oo ku yaala magaalada Braunau ee dalka Owsteeriya ayaa la bur-burinayaa.

Xukuumadda Owsteeriya ayaa wel-wel ka muujisey in gurigaasi noqdo meel ay barakaystaan kooxa loo yaqaan New Nazi ee taageersan Hitler. Kooxaha New Nazi ayaa muddooyinkii danbe calaamad iyo halkudhig u isticmaalayey guriga Hitle ku dhashey.

Gurigan ayaa ahaa mid xiran oo madhan tan iyo sanadkii 2011.

hiit hit

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook