opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Guuleed Iyo Gaas Oo Heshiis Wada Gaaray

bignews
FacebookTwitterGoogle+Share

Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Warbaahinta Wardoon.net ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland heshiis KMG ah la galey Madaxwaynaha Galmudug kaasoo ka kooban Afar qodob.

Heshiiskaan ayaa waxaa qayb ka ah madaxda dowlada Federalka ee waqtigoodu dhamaadey.

Madaxweynaha Puntland oo wadanka Imaraadka Carabta ku sugan ayaa wararku sheegayaan inuu 24 saac ee la soo dhaafey ku mashquulsanaa sida uu saraakiisha uu madaxda kale ugu qancin lahaa heshiiskaan.

Heshiiskaan ayaa qoraya sidan
1-In xabad joojin degdeg ah labada dhinac sameeyaan
2- In la joojiyo dhismaha suuqa xoolaha lagu iibsho
3- In guddi ka kooban labada dhinac oo heer wasiir ah kulmaan maalmaha soo socda
4- In la furo garoonka diyaardaha ee ku yaal dhinaca Galmudug
5- In kulanka ugu dambeeya dowlada Puntland iyo Galmudug ku yeeshaan magalada Muqdishu Iyadoo goob joog yihiin madaxdii hore ee Madasha.

Heshiiskaan ayaa imaanaya xilli magalada Garowe ku sugan yahay Ra’isal wasaarihii hore ee Somalia kaasoo qayb ka ahaa heshiiskii hore ee fashilmey oo dhexmarey labadaan maamul.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook