opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Haweenka Puntland oo Dhaliisan Koonta Laga siiyay Xubnaha Aqalka Sare +Video

skjermbilde
FacebookTwitterGoogle+Share

Xamdi Maxamed Axmed oo kamida haweenka reer Puntland gaar ahaan gobolka nugaal waxaa ay sheegtey in haweenka Puntland qaybta ay ku yeesheen aqalka sare aysan ahayn mid cadaalada loona bahan yahay in xubnahaas lasiiyo haweenka dalka iyo dadka u shaqeeyay.

Xamdi ayaa xustay inay kamid ahayd gabdhihii kasoo shaqeeyay geedisocodka nabada soomaaliya 1992 ayna sidoo kale kamid ahayd haweenkii ka shaqayb galay shirkii geedi socodka nabada soomaaliya ee dhawaan xamar ka dhacay in badan ay dalka u shaqaysay.

Xafiiska madaxweynaha ayaa ay sheegtay inay tagtay una gudbisay in haweenka loo cadaalad sameeyay waxaa kaloo ay sheegtay inay kamid ahayd haweenka ka shaqeeyay in Soomaaliya yeelato aqalka sare talada dalka ayaa xustay ina loo dhiibo dadka dalka iyo dadla u halgamay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook